Wasiirka Warfaafinta XFS ahna Guddoomiyaha guddiga xuska maalmaha xoriyadda oo la kulmay Heya’addaha Amniga +Sawirro

0

Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda 26 June iyo 1-da Luulyo Cismaan Obokar Dubbe ayaa kulan la qaatay hay’adaha amniga kana dhagaystay warbixin ku saabsan maalmaha muhiimka u ah Qaranka ee xorriyaddaha,

kulankan  oo ka qabsoomay xarunta wasaaradda Warfaafinta ayaa looga hadlay hawlaha dardar gelinta maalmaha xoriyadda oo fooda inagu soo haya.

Share.

About Author

Leave A Reply