Sacuudiga oo sheegay in Berri aysan Soon aheyn

0

Boqortooyada Sacuudiga Carabiya, ayaa sheegtay in aan berri oo isniin ah aysan aheyn maalin Soon.

Maxkamadda Sare ee dalka Sacuudiga ayaa umadda Islaamka ah u sheegtay in aan dhulka sacuudiga laga arkin curashada bisha Barakeeysan ee Ramadaan .

Waxa ay sido kale dowladda  Sacuudiga sidoo kale sheegtay in Berri la buuxinayo bisha shacbaan oo maanta ku beegan 29 .

Maalinta Talaadada ah ayey sheegtay in ay noqon doonto maalinta Koowaad ee Bisha Ramadaan.

Share.

About Author

Leave A Reply