Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland oo Muqdisho kusoo wajahan

0

Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland,ayaa Sacaadaha soo socda ayaa la filaya in ay soo garaan Magaalada muqdsho ee Caasimada Dalka.

Ujeedkan labada Madaxweyne ay ugu soo wajahan yihiin Magaalada Muqdisho,ayaa waxa ay tahay in ay ka qeyb galeen shir lagu xalinayo Khilaafka Doorashooyinka kaasi oo la filayo in uu ka dhaco Magaalada Muqdisho.

Shirkan ayaa la sheegay inuu ka dhici doono Teendhada Afisyooni oo aheyd halkii ay doorashada 8 February ka dhacday, waxaana in shirku ka dhaco meel ammaan ah oo lagu kalsoonaan karo, amnigeedana ay sugaan AMISOM wuxuu ka mid ahaa shuruudihii Puntland iyo Jubbaland ku xireen ka qeyb galkooda shirka.

Share.

About Author

Leave A Reply