Maamulka Galmudug oo Magacaabay Guddi ka kooban 13 Xubnood (Akhriso)

0

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug,waxaa Deegaanka Wisil loogu magacaabay Maamul KMG ah.

Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda ayaa Guddi ka kooban 13 Xubnood oo Bulshada Deegaankaasi lagu magacaabay,kuwaasi oo si KMG ah u sii shaqeyn doona inta Maamul rasmi ah loogu sameynayo Deegaanka Wisil ee katirsan Gobolka Mudug.

Guddoomiyaha Guddiga ayaa waxaa loo magacaabay Cali Xasan Guleed.

Hoos ka Akhriso Wareegtada magacaabista oo dhameystiran.

 

Share.

About Author

Leave A Reply