Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo Magacaabay Guddi Doorasho baaqna u diray Dowladda

0

Maamulada Puntland iyo Jubaland ayaa shaaciyay xubnaha Guddiga Doorashada Federaalka ee heer Puntland iyo Jubbaland.

Puntland ayaa shaacisay liiska 8-da xubnood ee Guddiga Doorashada Federaalka ee heer Dowlad Goboleed, kuwaas oo kala ah:-

Sidoo kale waxaa ay ugu baaqeen dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka aj in shir degdeg ah la isugu uimaado 30 bisha January 2021 si loo xaliyo arrimaha hor taagan doorashada.

Hoos ka Akhriso Magacyada Guddiga ay magacabeen labada Maamul Goboleed

1 Cabdikariim Muuse Maxamuud
2 Muuse Cabdulqaadir Ducaale
3 Axmed Cabdi Maxamuud
4 Caynaanshe Yuusuf Xuseen
5 Caydaruus Axmed Faarax
6 Cabdirisaaq Cabdulle Faarax
7 Farxiya Xuseen Maxamuud
8 Canab Xaaji Saleebaan Warsame

Sidoo kale Jubalad ayaa sii daysay liiska xubnaha Guddiga maamulka doorashooyinka Qaranka ee heer Dowlad Goboleed, kuwaas oo kala ah:-

1. Siyaad Maxamed Mursal
2. Axmed Maxamed Cumar
3. Axmed Cabdi Nuur
4. Samsam Faarax Abuukar
5. Maxamed Cismaan Gaab
6. Ibaraahin Aadan Ibraahim
7. Axmed Yuusuf Maxmed
8. Abuukar Nuur Cabdi.

Puntland iyo Jubaland ayaa muddo haystay Guddigan, waxayna ku siidaayeen damaanad qaad ay siisay Beesha Caalamka.

 

Share.

About Author

Leave A Reply