KGS oo Xubno Cusub ku yeelatay Garsoorka

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka qeybgalay Munaasabad Lagu soo Dhaweynayay Gudoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Ee Soomaaliya G/Sare Maxamuud Axmed (Dalab )
wasiir Xasan Xuseen Xaaji ayaa Sheegay in muhiim ay tahay in laga shaqeeyo sare u qaadidda Horumarinta Garsoorka iyo Maxkmadaha
Share.

About Author

Leave A Reply