Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Tacsiyadeeyay Geerida ku timid Malaaq Xasan

0
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa uga tacsiyadeeyay Dhammaan Shacbiga Soomaaliyeed geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Malaaq Xasan Shure Maxamuud oo si weyn loogu yaqaanay Degaanada Koonfur-galbeed ,
Gudoomiyaha ayaa si gaar ah waxaa uu uga Tacsiyadeeyay Qoyskiisa iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Malaaq Xasan,
Alle h u naxariisto Malaaq Xasan Shurre Ayaa waxaa uu ka mid ahaa Odayaashii kaalinta weyn ku lahaa dhismaha dowladnimada Soomaaliyeed,
Share.

About Author

Leave A Reply