Guddoomiyaha G.Banaadir iyo Wasiirka Caafimaadka oo kulan ku yeeshay Muqdisho

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka H.E Drs Fawziya Abikar Nur ayaa maantay ku soo dhawaysay Xafiiskeeda Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamad Maxamud Filish , oo booqasho ku yimid Xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda.
Gudoomiyaha ayaa kulan la qaatay Wasiirka iyo Madaxada Wasaaradda Caafimaadka , Kulankan ayaa qeyb ka ah Wadashaqaynta Wasaaradda iyo Maamulka Gobalka Banaadir ee ku aadan da-dejinta Adeegyada Caafimaadka asaasiga ah ee Gobalka Banaadir.
Share.

About Author

Leave A Reply