Faah faahin laga bixiyay Duqeyn laga fuliyay Deegaanka Buulo-falaay

0

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loosoo gaabiyo (AFRICOM) ayaa sheegay in duqayn ka dhacday Xuduudda kala qaybisa Gobolada Baay iyo Shabellaha Hoose gaar ahaan deegaanka Buulo Falaay in lagu burburiyay dhismo AlShabaab ay joogeen, sidoo kalena lagu dilay mid ka mida dagaal-yahanada Al Shabaab.

“Annaga oo garab istaageyna Saaxiibadeena(Soomaaliya), waxaan qorsheyneynaa inaan uga tagin meel amaan ah oo al-Shabaab ay ku dhuumato”ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Mareykanka.

Mareykanka ayaa wali Soomaaliya kawada Howlgaladiisa dhanka cirka ah ee ka dhanka ah Ururka AlShabaab ee Soomaaliya.

                              Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Taliska Mareykanka

Share.

About Author

Leave A Reply