Faah faahin: Labo Wiil Dhalinyaro ah oo xalay lagu dilay Dalka Koonfur Afirka

0
ALLHA u Naxariistee Laba Wiil oo Dhallinyaro Soomaaliyeed ah ayaa xalay la sheegay in lagu dilay Magaalada Port Elizabeth ee Dalkani Koonfur Afrika, iyadoo dilkoodana uu kusoo beegmayo saacado uun kadib markii maanta halkaasi lagu dil iyo dhaawac loogu kala gaystay C/naasir Jamaame iyo Maxamed Jamaame oo Walaalo ahaa.
C/xakiin Jeelle iyo Mikaa’iil Bitoow, ayaa Xalay lagu wada dilay Hal Dukaan oo ay isla joogeen, oo kor loogasoo galay, sida ay Soomaali gurmad ahaan ugu baxay goobta ay xaqiijiyeen.
Kooxaha ka dambeeyay ayaa durbadiiba isaga cararay goobta ka hor intaysan soo gaarin Gawaarida Booliska oo isku gadaamay agagaarka Dukaanka.
48-kii saac oo kaliya ayaa Afar Soomaali ah lagu dilay midna lagu dhaawacay Koonfur Afrika.
Share.

About Author

Leave A Reply