3 qof oo ku dhimatay diyaarad melateri oo ku dhacday Afgaanistaan

0

eddex qof ayaa ku dhimatay, qof kalena waa ku dhaawacmay diyaarad Melateriga  Afgaanistaan leeyihiin oo ku dhacday gobalka Wardak ee bartamaha dalkaas.

Bayaan kasoo baxay wasaaradda gaashaandhigga Afghanistan ayaa lagu sheegay in diyaaraddan miliateri oo nuuceedu yahay Mi-17 ay u dhacday cillad darteed.

Dhinaca kale, Kooxda Daalibaan ayaa sheegatay inay soo rideen diyaaradda ciidaan ee burburtay.

Share.

About Author

Leave A Reply